Monday, September 14, 2009

ONLF forces attacked Woyana military bases in Ogaden

On 30 August 2009, Ogaden liberation forces carried out a heavy attack on a convoy of colonial Ethiopian troops passing through a place called Irir in Jerar province. In the attack, two Ural trucks in the convoy were destroyed and all soldiers riding in them were killed.

On 31 August 2009, Ogaden liberation forces mounted an ambush on colonial Ethiopian troops at a place called Dala Heley in Nogob province killing two soldiers and wounding four others.

On 1 September 2009, Ogaden liberation fighters and colonial Ethiopian troops clashed in Diksiley in Babile district. Four colonial Ethiopian soldiers were killed and two others were wounded in the battle.

On 2 September 2009, four colonial Ethiopian troops were killed and six others were wounded in a battle at Farakyaha in Dolo province. On the same date, Ogaden liberation forces carried out two surprise attacks against colonial Ethiopian troops in Hudur Eyle in Korahey province, killing two soldiers and wounded four others.

On 3 September 2009, four colonial Ethiopian soldiers were killed and eight others were wounded in Harad, Babile district.

On 4 September 2009, Ogaden liberation forces carried out a nocturnal attack on colonial Ethiopian military base in Denan. Massive losses were inflicted on colonial Ethiopian troops but details of their casualties were unavailable.

On 5 September 2009, Ogaden liberation fighters killed two colonial Ethiopian soldiers and wounded two others in a sneak attack in Shinile, Shebelle province.

Ogaden online

Posted by halgan at 16:00:48 | Permalink | No Comments »

Sunday, September 13, 2009

Ciidamada ONLF oo cagta mariyey ciidan Wayaane ah iyo gaadiidkii dagaal ee ay wateen.

Ciidamada qalabka sida ee xoreynta ogadenya  weerar ku qaaday kolonyo baabuur oo ay wateen ciidamada gumaysiga Itoobiya Tuulada Bukudhabo oo ka tirsan degmada Awaare ee  gobolka Jarar 09-09-09,weerarkaas oo aad u cuslaa ayay ciidamada xoreynta ogadenya ugu awood sheegteen ciidamada cadowga oo aad ugu qalabaysnaa baabuurta dagaalka,5 Uuraal oo ay wateen ciidamada gumaysiga ayaa afar kamid ah gacanta lagu dhigay iyagoo bad qaba halka midkii kalana lagu gubay intuu dagaalku socday ,khasaaraha dhabta ah ee dagaalkaas cuslus ka dhashay ayaa weli la uruurinayaa iyadoo firxadka ciimadii gumaysiga weli lagu raad joogo,balse wararka ka imanaya magaalooyinka Awaare ,Dhagaxbuur iyo tuuladii uu dagaalku ka qarxay ayaa la isla dhexmarayaa inay bakhtiga ciidamada gumaysigu uu aad u badan yahay.

28-08-09 Laasoole oo ka tirsan degmada Shilaabo ee gobolka Qoraxay dagaal ka dhacay waxaa ciidamada gumaysiga itoobiya lagaga dilay 2 wayaane waxaana lagaga dhaawacay 3 kale.

28-08-09 Deegaanka Qawdhan  oo ka tirsan Degmada Dhagaxbuue ee gobolka Jarar  dagaal ku dhex maray ciidamada xoreynta ogadenya iyo kuwa gumaysiga ayaa ciidamada cadowga lagaga dilay 1 askari

01-09-09 Meesha la yidhaahdo Dhagaxleey oo ka tirsan degmada Fiiq ee gobolka Nogob dagaal ka dhacay waxaa ciidamada gumaysiga itoobiya lagaga dilay 2 wayaane waxaana lagaga dhaawacay 4 kale.

02-09-09
  Meesha la yidhaahdo Faraqa Yaaxeenta oo ka tirsan Bambaas  dagaal ka dhacay waxaa ciidamada gumaysiga itoobiya lagaga dilay 4 wayaane waxaana lagaga dhaawacay 6 kale.

Ciidamada Xoreynta Ogadenya iyo kuwa gumaysiga Itoobiya ayaa  si aan ku talagal ahayn isku dhac ku dhex maray  meesha la yidhaahdo Kawaanleey waloow aan khasaaraha ka dhashay isku dhacaas weli faahfaahin rasmi ah laga helin.

Tuulada Xudur-Ayle ee gobolka Qoraxay labo weerar gaadmo ah oo ay ciidamada geesiyiinta ah ee xoreynta ogadenya ku qaadeen ciidan gumaysiga oo halkaasi ku sugnaa 02-09-09 ayay kaga dileen 2 wayaane halka ay 4 kalana kaga dhaawaceen.

Ciidamada soomajeestayaasha xoreynta ogadenya ayaa weerar mir ah ku qaaday xerada ciidanka gumaysiga ee degmada Garbo 03-09-09 ,weerarkaas  mirta ah oo aad u cuslaa ayaa ciidamada wayaanaha lagaga dilay inta lahubo 3 askari waxaana lagaga dhaawacay 5 kale.

Ciidamada geesiyiinta ah ee xoreynta Ogadenya ayaa weerar gaadma ah oo ay ku qaadeen ciidan gumaysi oo ku sugnaa meesha la yidhaahdo Kaamtoome  oo ka tirsan degmada Baabili 04-09-09  waxay kaga qabteen 1 askari iyo qorigiisii kadib markay cagta wax ka dayeen ciidankii gumaysiga ee weerarka lagu qaaday.

05-09-09 Meesha la yidhaahdo Geelnuujis  oo ka tirsan degmada Garbo ee gobolka Nogob dagaal ka dhacay waxaa ciidamada gumaysiga itoobiya lagaga dilay 3 wayaane waxaana lagaga dhaawacay 5 kale.

Posted by halgan at 22:46:46 | Permalink | Comments Off

Saturday, September 5, 2009

Dagaalo lagu naafeeyey ciidamada Wayaanaha

Ciidamada qalabka sida ee xoreynta Ogadenya  ayaa 23-08-09 weerar mir ah oo ad u culus ku qaaday saldhiga ciidamada gumaysiga itoobiya ee Degmada  Xamaro ee gobolka Nogob waxaana halkaas loogu gaystay saldhiga iyo ciidamada gumaysigaba khasaare culus oo aan weli faahfaahin rasmi ah laga haynin balse culayskiisa la dareemay aroornimadii.

26-08-09 Garloogube oo ka tirsan gobolka Doollo dagaal ku dhex maray ciidanka qalabka sida ee Xoreynta Ogadenya iyo kuwa gumaysiga Itoobiya  ayaa ciidamada wayaanaha lagaga dilay 2 askari, waxaa laga dhaawacay 5 kale.

27-08-09 Leedileey oo ka tirsan gobolka Jarar dagaal ka dhacay waxaa ciidamada saamalaluudka ah lagaga dilay 6 askari waxaana lagaga dhaawacay 9 kale.

Isla 27-08-09 Ciidamada xoreynta Ogadenya  ayaa ciidamada cadowga itoobiya ku weeraray habeen iyo maalin  saldhig ay ku leeyihiin tuulada Sanmadheedhle oo ka tirsan degmada Baabili,weeraradaas  ayaa ciidamada gumaysiga Itoobiya lagaga dilay inta la hubo 6 wayaane halka 8 kalana lagaga dhaawacay.

Meesha la yidhaahdo Kurweyn oo ka tirsan gobolka Jarar dagaal kulul oo ku dhex maray ciidamada xoreynta ogadenya iyo kuwa gumaysiga itoobiya 27-08-09 ayaa ciidamada cadowga lagaga dilay  23 askari , waxaa laga dhaawacay 35 kale. Dagaalkaas oo ay ciidamada acdowgu wateen  gaadiid milatari ayaa lagaga gubay hal baabuur oo Uuraal ah iyo mid yar oo  siday sarkaalka ciidankaas watay,waxaana ciidamada cadowga dagaalkaas lagaga furtay hub iyo qalab milatari oo badan.

31-08-09 Ciidamada gumaysiga Itoobiya ee ka howl gala gobolka Qoraxay oo isaga kala yimid Haar-cad,Shilaabo iyo Qabridaharre  kuna sugnaa Ceel Ogaadeen ayay ciidamada geesiyiinta ah ee xoreynta Ogadenya fadhigooda ku weerareen,waxaana halkaas lagu gaadhsiiyey ciidamada cadowga khasaare balaadhan oo aan weli faahfaahin rasmi ah laga haynin.

Xigasho: Ogaden online

Posted by halgan at 17:00:17 | Permalink | No Comments »