Thursday, January 15, 2009

Barnaamijkaii Radio Xoriyo

Barnaamijkii Radio Xoriyo
14 January 2009.

Dagaalo lagu jabiyey ciidamada Gumaysiga Itoobiya.
Shacab uu gumaysigu waxyeelooyin u gaystay
Dad gumaysigu ku laayay nawaaxiga Godey
Guddomiye ku xigeenka JWXO oo shirk u qabtay Minneapolis
Itoobiya oo la saadaaliyay inay burburayso
Jaaliyada Ogadenya ee London oo shir isugu timid
Qaybtii 2aad qisadii naxdinta lahayd ee xabsiyada Jigjiga
======================
Dagaalo lagu jabiyey ciidamada Gumaysiga Itoobiya.

Weerarada ay ciidamada wadaniga xoraynta Ogadenya ku hayaan ciidamada gumaysiga itoobiya ee ku sugan Ogadenya ayaa baryahan dambe aad usii xoogaystay kadib markay xukumada gumaysigu garowsatay in ciidamadeeda barriga lagaga adkaaday dagaalada kadibna ay baryahan dambe isticmaalayso diyaaradaha qumaatiga u kaca,sida uu noogu soo waramay wariyaheena jiida hore waxay dagaaladii u dambeyey u dhaceen sidatan:
15-11-08.dagaal ka dhacay Bohol xagare oo Godey ka tirsan ayaa ciidanka gumaysiga lagaga dilay 2 askari 2 kalana lagaga dhaawacay.
19-12-08 meesha lagu magac-aabo Gabicas oo ka tirsan Godey fal gaadmo ah oo ay cwxo ku qaadeen ciidan gumaysi oo halkaas ku sugnaa ayay gaadhsiiyeen khasaare aan faahfaahintiisa la haynin

22-12-08. Harta cas oo ka tirsan Banbaas dagaal ka dhacay waxaa gumaysiga lagaga dilay 3 askari 1 kalana waa lagaga dhaawacay.

24-12-08. Galamadoobe oo ka tirsan Godey dagaal ku dhex maray cwxo iyo kuwa itoobiya waxaa gumaysiga lagaga dilay 2 askari 3 kalana waa lagaga dhaawacay.
Sidoo kale 29-12-08 waxay cwxo ka fuliyeen fal gaadmo ah Qudhaclay oo ka tirsan Godey

30-12-08 Fallaadh kamid ah cwxo ee ka howlgala aaga degmada Sagag ayaa weerar ku qaaday ciidan gumaysi oo ku sugnaa meesha lagu magac-aabo Fulunful oo ka tirsan Sagag waxayna halkaas kaga dileen 2 askari 3 kalana way kaga dhaawaceen
30-12-08 Lehelow oo ka tirsan Sagag dagaal adag oo ka dhacay waxaa gumaysiga lagaga dilay 13 askari 9 kalana waa lagaga dhaawacay
3.1.09 Dagaal si kadiso ah ay cwxo ugu qaadeen kuwa gumaysiga itoobiya oo ku sugnaa Sanxaskule ayaa ciidanka gumaysiga lagaga dilay 14 askari halka lagaga dhaawacay 1 askari oo kale dagaalkan kadib ayaa waxaa hawada goobtii uu dagaalku ka dhacay dul heehaabayay diyaaradaha qumaatiga u kaca ee gumaysiga.
3-1-09 Haar dhagax oo ka tirsan Fiiq ayay cwxo ka fuliyeen fal gaadmo ah oo ay ku qaadeen ciidanka gumaysiga waxaana la gadhsiiyey khasaare aan faahfaahintiisa la haynin.
Shacab uu gumaysigu waxyeelooyin u gaystay
Dhanka waxyeelaynta shacabka rayidka ah ee ay ciidamada gumaysigu ku gaydhadaan markii lagaga awood roonaado goobaha dagaalka waxay u dhaceen sidatan:

5-12-08 Waxay ciidamada gumaysigu ku xidheen magaalada Sagag 6 ruux oo shacab ah
27-12-08 Magaalada Garbo waxaa lagu xidhay 1 qof oo rayid ah
Magaalada Shilaabo ee gobolka Qoraxay ayay 29-12-08 ciidamada gumaysigu ku xidheen 7 ruux oo aan waxba galabsanin.
30-12-08 Bashuuro oo Fiiq ka tirsan waxay ciidamada gumaysigu ku xidheen 2 ruux oo shacab ah
31-12-08 waxay ciidamada gumaysigu ku dileen Fulunful oo Sagag ka tirsan 1qof oo rayid ah
1-1-09 Yaxoob oo ka tirsan Sagag waxay ciidanka gumaysigu dhac iyo jidh dil ba,an ugu gaysteen isagoo dhex jooga beertiisa jaadka ah ninka lagu magac aabo Maxamed Cabdi Muxumed
1-1-09 Gala xaare oo ka tirsan Dhuxun waxay ciidamada gumaysigu ku dhaceen 60 neef oo adhi ah
. 3-1-09 San xaskule waxay ciidamada gumayisgu ku dileen hal qof oo rayid ah halka ay xabsiga dhigeen 3 kale.

Dad gumaysigu ku laayay nawaaxiga Godey

Ciidammada gumaysiga Itoobiya ayaa dad rayad ah ku laayay Tuulada Raranle, oo ka tirsan degmada Godey, waxayna dadkaasi ku sugnaayeen makhaayad tuuladaas ku taalla oo Shaaha laga cabbo, markii ay ciidammada gumaysigu rasaas aan aaba-yeel lahayn ku fureen.

Ciidammada gumaysigu waxay halkaas ku dileen labo nin oo dhalinyaro ah, tiro kalana way ku dhaawaceen. Mid ka mid ah dadka halkaas ku dhaawacmay ayaa la sheegayaa inuu dhaawiciisu aad u liito.

Dilkan ayay ciidammada gumaysigu gaysteen, ka dib markii ay isku dhaceen Dabaqoodhi gumaysigu halkaas u soo diray iyo dhalinyaro deegaanka ah, kuwaasoo qaar Dabaqoodhiga ka mid ah xooga qaatay Qoryo ay ciidammada gumaysigu horay uga dhaceen dhalinyaradaas.

Ciidammada gumaysiga ayaa dhacdadaas ka dib waxay goobtii u soo direen ciidamo aad u hubaysan, kuwaasoo xasuuqan u gaystay dadka deegaanka ah.

Ciidammada gumaysigu waxay sidoo kale xabsiga u taxaabeen oday dhaqameedyo deegaankaas aad looga yaqaano, kuwaasoo aanaan wali magacyadooda helin. Wararka na soo gaadhaya ayaa sheegaya in odayadaas jidhidl ba’an loo gaystay.

Guddomiye ku xigeenka JWXO oo shirk u qabtay Minneapolis

Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee JWXO Mudane Moxamed Ismaaclii oo uu weheliyo Gudoomiyaha Hogaaanka Arimaha Dibada ee JWXO Mudane C/raxmaan Sh Mahdi (Maadey) ayaa shirk ku qabtay magaalada Minneapolis, 10-kii bishan, waxaana shirkan soo agaasintay Jaaliyada Ogadeniya ee Minnesota.
G/X 1aad ee JWXO Mudame Maxamed Ismaaciil ayaa si faah-faahsan uga hadley halganadii taxanaha ahaa ee Ogadeniya soo marey iyo kan ay maanta JWXO hogaamineyso waxyaabaha ay ku kala duwanyihiin. Isaga oo sheegay in halganka JWXO yahay mid ku salaysan isku tashi, kana madaxbanaan yahay quwado shisheeye.
Mudane Maxamed Ismaaciil, mar uu ka hadley siyaasada guracan ee Itoobiya ayaa waxa uu sheegay in sababta Itoobiya ugu duushey Soomaaliya tahay halganka Ogadeniya, ila markaana aysan Geeska Afrika xasilooni ka dhalan karan ilaa arinta Ogadeniya la xaliyo.

Gudoomiyaha Hogaanka Arimaha Dibada ee JWXO, Mudane C/raxmaan Sh Mahdi ayaa isaguna ka hadlay taariikhda halganka Ogadeniya iyo Siyaasada JWXO ee ku aadan Itoobiya iyo waliba Siyaasada Itoobiya ee ku aaden Ogadeniya.

Dhinaca Siyaaada Arimaha Dibada ee JWXO, mar uu Mudane C/raxmaan ka hadley waxa uu sheegay in JWXO yeelatey saaxiibo badan, dadaalna ugu jirto sidii ay taliska Addis Ababa albaab walba uga soo xidhi lahayd.

Waxaa kaloo shirkaas ka hadlay odayaal iyo haween, waxayna dhammaantood si cad u qeexeen sida ay ugu qanacsan yihiin halganka Ogaadeenya ee JWXO ay hoggaaminayso, iyagoo dadwaynaha Ogaadeenya ugu baaqay inay dadaalkooda sii kordhiyaan, si ay ugu suuragasho inay dalkooda ka xoreeyaan gumaysiga haysta.

Itoobiya oo la saadaaliyay inay burburayso

Wargayska caanka ah ee Finaancial Times (FT) ayaa qoray in nin taajir ah oo u dhashay dalka Mareykanka, isla markaana khabiir ku ah arrimaha siyaasada maaliyada caalamku, uu sheegay in dalal ay Itoobiya ka mid tahay ay dhawaan burburi doonaan.

Ninkan, oo lagu magacaabo Philip Helberg, oo ahaan jiray dhaqaalayahan ka shaqeeya Suuqa caalamiga ah ee Wall Street, haddana madax ka ah Sharikada Jarch Capital, oo xarunteedu tahay magaalada New York ee waddanka Maraykanka, ayaa wargayska u sheegay inuu xogogaal u yahay waddanka Itoobiya, sidaas darteed uu rumaysan yahay inaanuu qaran ahaan u sii taagnaan doonin.

Ninkan ayaa sheegay inuu xidhiidho la leeyahay mucaaradka Itoobiya, taasina ay u suuragelisay inuu ogaado dhab ahaan waxa ka jira Itoobiya.

Dhaqaalaha Itoobiya ayaa la sheegay inuu si wayn hoos ugu dhacay beryihii denbe, iyadoo sicir bararka ama “inflation-ka” Itoobiya ka jira uu gaadhay 60%, isla markaana ayna muuqanin inuu soo kaban doono.

14 January 2009

Halgan Guuleed

Radioxorio@radioxoriyo.com
Raadioxoriyo@yahoo.com

Radio Xoriyo waxaad ka dhegaysan kartaa Mawjadaha 25 MB iyo 31 MB, iyo internetka Radioxoriyo.com,Ogaden.com Habeenada Khamiista & Sabtida 20:00PM – 20:30 waqtiga

Faafin: SomaliTalk.com | Jan 15, 2009

Posted by halgan at 17:28:45 | Permalink | No Comments »

Wednesday, January 14, 2009

Somali Islamists strike at departing Ethiopians


Liberation of Saigon

Liberation of Mogadisho

By Abdi Sheikh and Abdi Guled MOGADISHU, Jan 14 (Reuters) - Islamist insurgents fired mortars at Mogadishu’s presidential palace and ambushed departing Ethiopian soldiers on Wednesday, underlining fears of more bloodshed in Somalia after Addis Ababa’s pullout. Witnesses said security forces including African Union (AU) peacekeepers guarding the hill-top palace compound in the coastal capital responded with their own volleys of artillery shells, shaking the city for several hours. Then suspected militants from the al Shabaab group ambushed an Ethiopian convoy, taking departing soldiers, on a street not far from the palace. The Ethiopians fought back with a tank. Some analysts say the ongoing withdrawal of some 3,000 Ethiopian soldiers will leave a vacuum, triggering more violence by rebels who have battled the U.N.-backed administration for two years, and are now increasingly fighting each other. Others hope the Ethiopian exit could be positive, removing forces seen by many locals as occupiers and spurring more moderate Islamist factions to participate in forming a new, inclusive government. After vacating four bases on Tuesday, the Ethiopians left two more on Wednesday, one at a football stadium. “The Ethiopians have deserted the stadium and many residents have come to watch,” witness Abdullahi Hassan told Reuters. “We see only chairs and their footprints.” The Ethiopians have eight other bases in Mogadishu and face a 500km journey through Somalia to the border on departure. Somalis are pessimistic about a return to peace in a nation that has suffered 18 years of incessant civil conflict. “No Somali wants the Ethiopians to stay, but there will be chaos whether they withdraw or not,” said a spokesman of Ahlu Sunna Waljamaca, a government-allied Sunni Islamist group. He said hardliners like al Shabaab — which Washington says has links to al Qaeda — and militants backed by Somali exiles in Eritrea planned to fight the government and moderate groups like his if they tried to form a power-sharing administration. CAIRO TALKS Sheikh Hassan Yacqub, an al Shabaab spokesman in Kismayu, a strategic southern port seized by the group in August, said he doubted Ethiopia would withdraw completely from its neighbour. “If they do pull out it will be due to Islamists’ attacks, not requests nor negotiations. We shall continue fighting them until there is no single Ethiopian in Somalia,” he told Reuters. Speaking in Cairo after talks with Arab League officials, moderate Islamist leader Sheikh Sharif Ahmed said the hardline, Eritrea-based opposition group was expected to join talks soon. “A breakthrough on those issues was achieved. There is a promise that they (the Asmara faction) will be included in the peace process,” he was quoted telling Somali radio HornAfrik. Fighting has killed more than 16,000 civilians since the start of 2007, after Addis Ababa sent military forces to help the government drive an Islamist movement out of the capital. One million people have been forced from their homes, triggering one of Africa’s worst humanitarian disasters. On Tuesday, Ethiopia, which is frustrated by rifts in the Somali administration and the cost of its operation, began dismantling its main bases in Mogadishu. Many civilians, though, are too scared to return to homes. “Those who have concrete houses can go back, but there’s no hope for families with houses made of iron sheets like us,” said Asha Farah, a mother of four, in a refugee camp beyond the city. “I don’t see any reason for happiness. The ones who have been causing chaos are still alive and perhaps will breed more.” Pitched battles between two rival Islamist factions — al Shabaab and Ahlu Sunna — have killed more than 50 people in the central Galgadud region in recent days. Aid workers say about 50,000 civilians have fled the area.

Posted by halgan at 14:10:29 | Permalink | No Comments »

Saturday, January 10, 2009

Meles Zenawi and His Mafia Family

The Indian Ocean Newsletter
N° 1253 10/01/2009

Now that the EPRDF has been in power for almost two decades, its leaders have had time to accumulate wealth. We make a roundup – by no means exhaustive - of their activity.

Azeb Mesfin, the wife of Prime Minister Meles Zenawi, takes no mean interest in the world of business and sometimes has been highly interventionist in defending the commercial interests of those close to her. She recently put the spoke in the wheels of the firm Nyala Motors over the importing of UD Nissan lorries; conversely she has lobbied in favour of Sunshine Construction whose executives Samuel Tadesse and Fetlework Elala are close to her. Moreover, Azeb Mesfin is believed to have a stake in Alfa University College and in property in Addis Ababa.

The Minister for Foreign Affairs, Seyoum Mesfin, is for his part at the head of a unit producing ceramics for the construction industry. It is winning all of the contracts, to such an extent that it has pushed some of its rivals to close down. Asefaw Yirga, the manager of Ase Marble, is believed to be one of them. He committed suicide on 20 December. Seyoum Mesfin also owns several tens of lorries registered in his name. Addisu Legese, the Deputy Prime Minister currently on the way out, owns a hotel at Bahr Dar, which is the stopping place for all the officials visiting this town. The State Minister for Public Works, Arkebe Oqubay Mitiku, owns two buildings in the capital, while one advisor to the Prime Minister, Bereket Simon, owns a rental building and a fleet of lorries transporting oil products from Djibouti. The Police Commissioner Workineh Gebreyehu is at the head of an import-export company which has no difficulty in getting foreign currency when it needs it. A band of generals is very active in the property market, buying and selling villas and plots of land, beginning with the army chief of staff, General Samora Younis, who owns a building in the smart neighbourhood of Bole.

The Ethiopian government recently attributed plots of land in Addis Ababa together with money for building, to some generals, mainly Tigrayans. Samora Younis, Yohannes Gebre Meskel and a few others are among the lucky beneficiaries of this scheme.

Posted by halgan at 13:43:59 | Permalink | No Comments »

Friday, January 2, 2009

List of Names Of Those Massacred By Woyanne Forces in Moyaha

The following are some of the names of those civilians massacred by the Ethiopian National Defense Forces (ENDF) in Mooyaha village, Ogaden on December 17th 2008. In total 48 civilians were gunned down in the village center. The area was closed of for several days in order to remove the bodies and eliminate the evidence of a massacre. These people were unarmed. This massacre was a war crime and demonstrates that the people of Ogaden continue to be targeted solely because of their ethnic heritage and their desire for freedom in a systematic and deliberate campaign of terror perpetrated by the Ethiopian regime.

The United Nations continues to turn a blind eye to these events and has justified its inability to conduct an “independent investigation” into  war crimes in Ogaden on the fact that Ethiopia has not invited them in. The ONLF notes that there is no evidence that the United Nations has even asked to be let in to conduct an “independent investigation” into gross violations of human rights as called for by the UN’s own humanitarian assesment team which visted Ogaden in late 2007.  

List of Names Of Those Massacred By ENDF

 (Names presented in Somali)

1. Sheekh Abdi Xaliimo Sh Muhumed
2. Mawliid Sh Abdi Haliim
3. Mohamed Abdi Haliim
4. Aw-Nuur Xaashi C/llaahi
5. Ibraahim Abdi C/llaahi
6. Sheekh C/llaahi Muxumed Kare
7. Muhumed Muumin
8. Qarayare
9. Ali Haydar Ali
10. Abdi Shafeec Hassan
11. Haashi Budul Osman
12. Hassan-Lacag A/llaahi Osman
13. Abdullaahi Shekh Hassan Dayib
14. Mohamed Sheekh Hassan Dayib
15. Daba-Geel
16. Dayr Xandulle
17. Ismail Gannad
18. Mohamed Farah Dheere
19. C/llaahi Badal
20. Arahman Mohamed Sugulle(Baylood)
21. Sandon
22. Mustafe Hassan Mahad
23. C/llaahi Ali Xaamud
24. C/llaahi Imaan Muhumed
25. Ibrahim Dhaga-Cadde
26. Ismail Aw-Dahir
27. Badal Idaan Xuseen
28. Maxamuud Cali Ciise Didhiq
29. Abdirahman (dharjaan)
30. Sheekh Abdullaahi Muctaad
31. Bacallaadh
32. Cumar-Qoofal
33. Geedi Ali Mahad
34. Badri C/llaahi
35. Abdi Hassan Khaliif
36. Ali Abshir

Ogaden National Liberation Front

Posted by halgan at 12:44:54 | Permalink | No Comments »