Friday, March 30, 2007

Diyaarada Laga Soo Ridey Wayaanaha iyo Ciidamo Isdhiibey

Dagaalka maanta waxaa laga soo ridey ciidamada naf lacaariga ah ee Wayaanaha Diaarada ah kuwa qumaatiga u kaca. Diyaaraddan oo duqeeyna u geeysatey mudo xaafadaha Muqdsho waxaay dagaalyahaanada Soomaaliyeed la heleen Gantaal. 

Wararaka ugu dambeeyey ee Dagaalka oo aan ka soo xiganey shabakada internetka ee waagacusub waxa uu qorayaa sida hoos ku xusan: 

24 Askari oo Itoobiyaana ayaa isu dhiibay Xoogaga Kacdoonka Muqdisho kadib markii la bam gareeynayay 18 saacadood oo is daba jooga.

Itoobiyaankaas isi soo dhiibay ayaa ka mid ah 234 Askar Itoobiyaana oo ka dagaalamayay tan iyo shalay Istaadiyuum Muqdisho iyo Xarunta Xisbigga

Culumadda ayaa ku baaqday inaan la dilin Askartaas oo hubka laga qaato,lana xiro si gorgortan loogu galo.

Inkastoo ay la yaab noqotay Askari Itoobiyaana oo is dhiibay hadana waxaa arrimahaas lala xiriirinayaa iyagoo gaajo iyo oon ugu asqoobay Isbartiibada oo ay maalintii labaad ku godoonsanaayeen.waxayse Askartaas isi soo dhiibtay sheegeen inay jiraan kuwa kale gacantooda isku dilay.

Ciidamadda Itoobiyaanka ee ku jira Isbartiibada ayaa calama cad cad ka taagay Xarunta Xisbigga waxayna ku baaqeen in la siiyo wado ay si amaana ugu gudbaan dhinaca Madaxtooyadda hasse yeeshee waxaa taas ka biyo diiday xoogaga Muqdisho iyagoo ugu baaqay inay hubka dhigaan Itoobiyaanka.

Goobaha ganacsigga Muqdisho ayaa guud ahaan la xiray ,waxayna dadka u wada dareereen dagaalka si ay kaga qayb qaataan.

Guud ahaan waxaa degan goobihii dagaalada ka dhaceen shalay iyo manta waxaana dagaalka wajahay Madaxtooyadda ,iyadoo xoogaga Muqdisho ay haatan ka dagaalamayaan meel ku dhaw Isguulka 15May halka qaar kalana ay ku sii siqayaan dhinaca Otto Otto oo ku dhaw Madaxtooyada…

Sida aan horey idinkugu soo gudbiney waxaa dhaboobowdey hadalkii ahaa ”ha warin  warbaan kuu ogahay weegan dabadiisa”

Naftood hurayaasha Soomaaliyeed waxay cashar lama ilaawaan ah siiyeen ciidamada gumeeysiga ee Tigreega.

 

Posted by halgan at 16:26:07 | Permalink | Comments (1) »

Wednesday, March 21, 2007

Faalada Ethio-Somali: Ha wel-welin War baan kuu ogahay……

Taliska diktatooriga ah ee Meles Zanawi uma la heeyn awood dhaqaale iyo niyadba in uu dagaal ku qaado dhulka Soomaaliyeed. Hase ahaatee taageero dhaqaale iyo mileteeri uu ka heley wadanka Mareeykanka ayaa u sahashey in uu ku soo duulo dhulka Soomaaliyeed. Intii uusan bilaaban werarka Soomaaliya waxaa mushaarooyinka loo kordhiyyey ciidamada militeriga oo taagnaa kala daraer. Kooxaha diidanaa dagaalka lagu qaadayo Soomaaliya waxaa lagu aanusiyey laaluush. Kaadiriin Tigree ah oo xubin ka ahaa Jabhadooda TPLF oo walaac ka muujiyey weerarka Soomaaliya waxay ku qanceen Oromada iyo Qoowmiyadaha kale ee Itoobiya ayaa dagaalamaya. Ilaa iyo hadda maxeeysatada ku le’atey dagaalka waxay u badanyihiin Oromo iyo qowmiyadaha kale. Siida aan la socono dagaalkii Ereteriya iyo Itoobiya waxaa ku dhintey in ka badan boqol iyo sodon kun oo Itoobiyaan ah oo ah Oromo iyo Qoowmiyadaha kale kuwaas oo looyaqaan (Fanji ragaag) ama kuwa minooyinka looga sifeeyo wadooyinka.

Ujeedada faaladan oo aan ugu magacderney Ha wel-welin warbaan kuu ogahay waa hadal uu na siiyey mid ka mid ka mid ah dadka Muqdisho oo aan ka wareeysaney arimaha ka taagan magaala-madaxda Soomaaliya ee Muqdisho. Ninkan oo ah dadka aad ugu dhuun daloola ciidanka Iska caabinta oo aan wareeysi dheer kala yeeleney xaaladda Muqdisho iyo agagaarkeeda waxa uu noogu soo gabagabeeyey “ha wel-welin warbaan kuu ogahay….”.. Ciidamada Tigreega ee ku soo duuley Soomaaliya waxay la kulmi doonaan iska caabin adag. Warsidahan oo warkiisa sii wata waxa uu inoo sheegey in shacabka Muqdisho diyaar u yahay weerarka laga filayo Tigreega.

Anaga oo diyaarineeyna Faaladan waxaa maanta ka dilaacay Muqdisho dagaal qaraar oo faraha looga gubtey. Anaga oo aragney bakhtiga ciidanka Wayaanaha oo lagu jiidaya Muqdisho Taliska diktatooriga ah ee Meles Zanawi waxa uu sheegey in ciidankiisa aan lagu dilin xamar. Waa cadaada Wayaanaha in ay dafiraan dharbaaxada ku dhacda oo la yaab malaha. Xamar cadey weey foolaneeysaa bal aan eegno waxay dhsho??.

Posted by halgan at 19:49:32 | Permalink | Comments (1) »

Somali insurgents drag Woyane soldiers’ corpses

MOGADISHU, March 21, 2007 (AP) Insurgents dragged the corpses of two soldiers through the streets of the Somali capital and set the bodies on fire Wednesday after a fierce street battle killed at least seven people, witnesses and medical officials said.
An Associated Press photographer saw insurgents drag the bodies of one Ethiopian soldier and one Somali government soldier through the streets of northeastern Mogadishu and then set them on fire.

As one of the bodies was still burning, women wearing head scarves and long, loose dresses picked up stones and pounded it as a handful of young men looked on.

Ethiopia sent soldiers into Somalia in December to help defeat an Islamic movement that threatened to destroy Somalia’s internationally recognized government. While the Islamic forces no longer hold territory, they have started an insurgency to overthrow the government and drive out the Ethiopian troops.

Somali and Ethiopian troops, supported by tanks and armored vehicles, entered an insurgent stronghold in central Mogadishu before dawn and were met by hundreds of masked insurgents.

“Ethiopian tanks rolled out of the former Defense Ministry and moved into the nearby Shirkole area, which is seen as the stronghold of the insurgent groups, and they met with stiff resistance,” said Ali Haji Jama, a resident of the northeastern neighborhood at the center of the fighting.

Other witnesses said minibuses filled with insurgents were racing through the city to reach Shirkole and defend against the Ethiopian advance. The same minibuses were used to carry away casualties, said Muqtar Abdulahi Dahir, a Mogadishu businessman who witnessed the fighting.

Medical officials at Mogadishu’s three hospitals said they had recorded at least seven dead and 10 wounded by midmorning.

Somalia’s government began the operation at about midnight Tuesday at the former Defense Ministry headquarters and plans to move forces into other parts of the capital, said Mohamed Ali Nur, the country’s ambassador in neighboring Kenya.

The operation is meant to try to stop militants from firing rockets at government installations, he told the AP.

Nur denied that any Ethiopian troops were involved in the operation.

Insurgents have fired mortars and rocket-propelled grenades at the Somali forces and their Ethiopian allies almost daily.

Somali leaders have said in recent weeks that they were preparing a major offensive to stop the growing insurgency.

Somalia has been without an effective central government since 1991. The present government has so far failed to assert itself, and the African Union has deployed a small peacekeeping force to defend it. Daily violence has continued in the capital.

Dozens of residents in Mogadishu fled Tuesday after a night of mortar attacks, while another threat—disease—took its toll in the south. Doctors reported that as many as 22 people died in southern Somalia from a suspected cholera outbreak.

A group calling itself the Brigades of Tawhid and Jihad in the Land of Somalia claimed responsibility on Tuesday for the mortar attacks. It said in a statement posted on the Web site of Somalia’s routed Islamic movement that it attacked several parts of the capital where “infidels live.”

———

Associated Press Writer Mohamed Sheikh Nor in Mogadishu and Malkhadir M. Muhumed in Nairobi, Kenya, contributed to this report.

Posted by halgan at 18:34:49 | Permalink | Comments (1) »

Tuesday, March 20, 2007

Breaking News: MP Seeks Belgium Asylum (EMF)

 

Amsterdam, March 19 (EMF) — A leading member of the TPLF-led Parliament, Samson Wolde Yohanes, an opposition MP from the Ethiopian opposition coalition (CUD), has applied for asylum in Belgium, EMF source said on Monday. Samson is currently in Brussels while his application is being processed by immigration authorities. Despite his immunity not to be arrested and imprisoned, Samson has been unlawfully imprisoned for five days in Awassa. Like other opposition MPs, Samson had been threatened to join the TPLF-led parliament and had to join without his will, he said. Samson was a lecturer at Awasa University.

Posted by halgan at 13:55:42 | Permalink | Comments (1) »

Tuesday, March 13, 2007

The worst kidnappers in Ethiopia

 

By Ali Mira

March 13, 2007

 

Meles Zenawi is once again trying to fool the international community by trying to portray himself as a compassionate statesman who has lost much sleep over the kidnapping of the British diplomats in Afar. In spite of his best efforts to hide behind his Armani suit and silk ties, the man himself is not only one of Africa’s worst dictators but also an expert kidnapper. The terrorist group he is leading, the Tigray Peoples Liberation Front, has long been in all sorts of terrorist and criminal activities including armed insurrection, treason, murder, torture, bank robberies, mass detention, election fraud, corruption and kidnappings.

 

The worst mass kidnapping ever committed in the African continent was committed by none other than Meles Zenawi’s gang that kidnapped over 50,000 civilians in November 2005 and carted them to harsh concentration camps like Dedesa, Denkoro Chaka, Shewa Robit and Ziway.

 

As far as Afaris are concerned, Zenawi has betrayed them by handing over the Assab, a port they have been using since time immemorial, to his one time mentor Isaias Afeworki. So far there is little evidence whether the diplomats have been kidnapped by Afaris, the TPLF and its Eritrean counterpart. In any case, the TPLF has the worst record of kidnapping. The following incidents that I compiled from the MIPT Terrorist Knowledge Base website are just a few of the many cases of TPLF’s kidnappings and acts of terrorism. Let us not rush to blame Afaris for the kidnapping saga in a nation held hostage by Meles Zenawi & Co, the worst kidnappers of all time in Ethiopian history.

 

Incident Date: Feb. 17, 1988

ETHIOPIA. Members of the Tigray People’s Liberation Front abducted six European aid workers in Asmara. The victims were three Irish nuns, two Belgian doctors and a Dutch nurse. All were released a week later.

 

Incident Date: Oct. 1, 1987

ETHIOPIA. A French nurse, Sophie Bedon, was kidnapped by Tigrean rebels, Tigray Peoples Liberation Front (TPLF). The woman was taken hostage after an attack on an Ethiopian garrison in Rama. In the Sudanese capital, Khartoum, she was handed over to the French embassy after being held for over three weeks.

 

Incident Date: Mar. 8, 1986

ETHIOPIA. Two employees of the American relief agency World Vision were shot to death in the dining room of their residence compound in the northern town of Alamata. The victims were both Ethiopian nationals. According to western diplomatic sources, the attack marked the beginning of a new guerrilla offensive by the Tigre People’s Liberation Front, a well-armed, highly disciplined rebel army that has been fighting for more than a decade in northern Ethiopia against the Addis Ababa government.

 

Incident Date: Mar. 2, 1985

ETHIOPIA. Rebels seized a French disaster-relief aircraft, its five crew members and four medical staff members in the northern town of Lalibela. The plane had been flying supplies for Ethiopian villagers as part of the international effort to relieve the disastrous drought and famine. The Tigre People’s Liberation Front, a regional autonomy group active against the central government, was suspected. The hostages were freed a few days later.

 

Incident Date: Oct. 17, 1984

ETHIOPIA. Ten foreigners, including two American tourists, were seized by secessionist Ethiopian guerrillas, the TPLF, when they overran Lalibela. The captured include two Britons, an Australian, a Finn, three West German medics and a Swiss International Red Cross representative. An American tourist couple, a British national and a Swiss citizen were freed on October 30.

 

Incident Date: June 1, 1976

ETHIOPIA. Jon Swain, British correspondent for the Sunday Times of London, was captured by the Tigre People’s Liberation Front near Axum in mid-June. He was released in Khartoum on September 5, 1976. It was not known what negotiations, if any, led to his release.

 

It is no more disputable that Ethiopia is being ruled by Zenawi’s terrorist group that has no concern for the the plight of its over 68 million hostages. No amount of pretension can hide the glaring facts. What makes our case much worse is he fact that the terrorist ethnic junta is sponsored by the West.

 

[Source for the above incidents: http://www.tkb.org/Group.jsp?groupID=4287 ]

Addis Voice

 

Posted by halgan at 13:54:49 | Permalink | Comments (1) »

Monday, March 12, 2007

A network of the US secret prisons in Africa

 

 

According Le Monde newspaper that the US started a regional network of US secret prisons in east-Africa violating international law.

The network started in Kenya late January with the arrest of hundreds of Somalis fled their country because of the civil war heading to Kenya, detained by the Kenya army among them women and children.

Njonjo Moults, head of the of the Commission human rights in Kenya KNCHR, said:

We asked to have access to the prisoners. That was refused, without explanation.

Humanitarian organization counted at least 155 prisoners from various nationalities were transferred from Kenya to Somalia.

Somalia is just a passage to other countries like Ethiopia [Gode base were the US military are present] or to Djibouti [US military base ] were at least 22 prisoners were exposed to torture and mistreatment.

certain sources confirmed:

Arab nationals of countries in the Middle East brought to Gode to be questioned, tortured, and could be transferred towards other countries. Jordan and the Sultanate of Oman are quoted like probable destinations, without it being possible to establish the role of the United States in these transferring.

 

Posted by halgan at 15:32:37 | Permalink | Comments (1) »