Thursday, October 22, 2009

ONLF defeated Ethiopian forces in latest fighting

  
Officials of the ONLF have said they have attained victory in recent fighting with Ethiopian troops in the Dollo province, and the towns of Darar and Baadilo. Information secretary of ONLF, Hussein Nur, speaking to Shabelle Media dismissed reports indicating that senior officials of the ONLF have surendered to Ethiopian troops. The official said they have issued an official statement on the issue earlier on and reiterated that the reports were lies.

Hussein Nur also said they ambushed Ethiopian troops in their bases at night and inflicted heavy losses on them. He said “we have killed more than a 100 Ethiopian soldiers and captured other senior officials of the Ethiopian armed forces.”

There is constant fighting between Ethiopian troops and ONLF forces in the Ogaden region. Human rights organizations accuse the Ethiopian soldiers of violating the human rights by harassing the people in the Ogaden region.

Posted by halgan at 14:51:32 | Permalink | Comments Off

Monday, September 14, 2009

ONLF forces attacked Woyana military bases in Ogaden

On 30 August 2009, Ogaden liberation forces carried out a heavy attack on a convoy of colonial Ethiopian troops passing through a place called Irir in Jerar province. In the attack, two Ural trucks in the convoy were destroyed and all soldiers riding in them were killed.

On 31 August 2009, Ogaden liberation forces mounted an ambush on colonial Ethiopian troops at a place called Dala Heley in Nogob province killing two soldiers and wounding four others.

On 1 September 2009, Ogaden liberation fighters and colonial Ethiopian troops clashed in Diksiley in Babile district. Four colonial Ethiopian soldiers were killed and two others were wounded in the battle.

On 2 September 2009, four colonial Ethiopian troops were killed and six others were wounded in a battle at Farakyaha in Dolo province. On the same date, Ogaden liberation forces carried out two surprise attacks against colonial Ethiopian troops in Hudur Eyle in Korahey province, killing two soldiers and wounded four others.

On 3 September 2009, four colonial Ethiopian soldiers were killed and eight others were wounded in Harad, Babile district.

On 4 September 2009, Ogaden liberation forces carried out a nocturnal attack on colonial Ethiopian military base in Denan. Massive losses were inflicted on colonial Ethiopian troops but details of their casualties were unavailable.

On 5 September 2009, Ogaden liberation fighters killed two colonial Ethiopian soldiers and wounded two others in a sneak attack in Shinile, Shebelle province.

Ogaden online

Posted by halgan at 16:00:48 | Permalink | No Comments »

Sunday, September 13, 2009

Ciidamada ONLF oo cagta mariyey ciidan Wayaane ah iyo gaadiidkii dagaal ee ay wateen.

Ciidamada qalabka sida ee xoreynta ogadenya  weerar ku qaaday kolonyo baabuur oo ay wateen ciidamada gumaysiga Itoobiya Tuulada Bukudhabo oo ka tirsan degmada Awaare ee  gobolka Jarar 09-09-09,weerarkaas oo aad u cuslaa ayay ciidamada xoreynta ogadenya ugu awood sheegteen ciidamada cadowga oo aad ugu qalabaysnaa baabuurta dagaalka,5 Uuraal oo ay wateen ciidamada gumaysiga ayaa afar kamid ah gacanta lagu dhigay iyagoo bad qaba halka midkii kalana lagu gubay intuu dagaalku socday ,khasaaraha dhabta ah ee dagaalkaas cuslus ka dhashay ayaa weli la uruurinayaa iyadoo firxadka ciimadii gumaysiga weli lagu raad joogo,balse wararka ka imanaya magaalooyinka Awaare ,Dhagaxbuur iyo tuuladii uu dagaalku ka qarxay ayaa la isla dhexmarayaa inay bakhtiga ciidamada gumaysigu uu aad u badan yahay.

28-08-09 Laasoole oo ka tirsan degmada Shilaabo ee gobolka Qoraxay dagaal ka dhacay waxaa ciidamada gumaysiga itoobiya lagaga dilay 2 wayaane waxaana lagaga dhaawacay 3 kale.

28-08-09 Deegaanka Qawdhan  oo ka tirsan Degmada Dhagaxbuue ee gobolka Jarar  dagaal ku dhex maray ciidamada xoreynta ogadenya iyo kuwa gumaysiga ayaa ciidamada cadowga lagaga dilay 1 askari

01-09-09 Meesha la yidhaahdo Dhagaxleey oo ka tirsan degmada Fiiq ee gobolka Nogob dagaal ka dhacay waxaa ciidamada gumaysiga itoobiya lagaga dilay 2 wayaane waxaana lagaga dhaawacay 4 kale.

02-09-09
  Meesha la yidhaahdo Faraqa Yaaxeenta oo ka tirsan Bambaas  dagaal ka dhacay waxaa ciidamada gumaysiga itoobiya lagaga dilay 4 wayaane waxaana lagaga dhaawacay 6 kale.

Ciidamada Xoreynta Ogadenya iyo kuwa gumaysiga Itoobiya ayaa  si aan ku talagal ahayn isku dhac ku dhex maray  meesha la yidhaahdo Kawaanleey waloow aan khasaaraha ka dhashay isku dhacaas weli faahfaahin rasmi ah laga helin.

Tuulada Xudur-Ayle ee gobolka Qoraxay labo weerar gaadmo ah oo ay ciidamada geesiyiinta ah ee xoreynta ogadenya ku qaadeen ciidan gumaysiga oo halkaasi ku sugnaa 02-09-09 ayay kaga dileen 2 wayaane halka ay 4 kalana kaga dhaawaceen.

Ciidamada soomajeestayaasha xoreynta ogadenya ayaa weerar mir ah ku qaaday xerada ciidanka gumaysiga ee degmada Garbo 03-09-09 ,weerarkaas  mirta ah oo aad u cuslaa ayaa ciidamada wayaanaha lagaga dilay inta lahubo 3 askari waxaana lagaga dhaawacay 5 kale.

Ciidamada geesiyiinta ah ee xoreynta Ogadenya ayaa weerar gaadma ah oo ay ku qaadeen ciidan gumaysi oo ku sugnaa meesha la yidhaahdo Kaamtoome  oo ka tirsan degmada Baabili 04-09-09  waxay kaga qabteen 1 askari iyo qorigiisii kadib markay cagta wax ka dayeen ciidankii gumaysiga ee weerarka lagu qaaday.

05-09-09 Meesha la yidhaahdo Geelnuujis  oo ka tirsan degmada Garbo ee gobolka Nogob dagaal ka dhacay waxaa ciidamada gumaysiga itoobiya lagaga dilay 3 wayaane waxaana lagaga dhaawacay 5 kale.

Posted by halgan at 22:46:46 | Permalink | Comments Off

Saturday, September 5, 2009

Dagaalo lagu naafeeyey ciidamada Wayaanaha

Ciidamada qalabka sida ee xoreynta Ogadenya  ayaa 23-08-09 weerar mir ah oo ad u culus ku qaaday saldhiga ciidamada gumaysiga itoobiya ee Degmada  Xamaro ee gobolka Nogob waxaana halkaas loogu gaystay saldhiga iyo ciidamada gumaysigaba khasaare culus oo aan weli faahfaahin rasmi ah laga haynin balse culayskiisa la dareemay aroornimadii.

26-08-09 Garloogube oo ka tirsan gobolka Doollo dagaal ku dhex maray ciidanka qalabka sida ee Xoreynta Ogadenya iyo kuwa gumaysiga Itoobiya  ayaa ciidamada wayaanaha lagaga dilay 2 askari, waxaa laga dhaawacay 5 kale.

27-08-09 Leedileey oo ka tirsan gobolka Jarar dagaal ka dhacay waxaa ciidamada saamalaluudka ah lagaga dilay 6 askari waxaana lagaga dhaawacay 9 kale.

Isla 27-08-09 Ciidamada xoreynta Ogadenya  ayaa ciidamada cadowga itoobiya ku weeraray habeen iyo maalin  saldhig ay ku leeyihiin tuulada Sanmadheedhle oo ka tirsan degmada Baabili,weeraradaas  ayaa ciidamada gumaysiga Itoobiya lagaga dilay inta la hubo 6 wayaane halka 8 kalana lagaga dhaawacay.

Meesha la yidhaahdo Kurweyn oo ka tirsan gobolka Jarar dagaal kulul oo ku dhex maray ciidamada xoreynta ogadenya iyo kuwa gumaysiga itoobiya 27-08-09 ayaa ciidamada cadowga lagaga dilay  23 askari , waxaa laga dhaawacay 35 kale. Dagaalkaas oo ay ciidamada acdowgu wateen  gaadiid milatari ayaa lagaga gubay hal baabuur oo Uuraal ah iyo mid yar oo  siday sarkaalka ciidankaas watay,waxaana ciidamada cadowga dagaalkaas lagaga furtay hub iyo qalab milatari oo badan.

31-08-09 Ciidamada gumaysiga Itoobiya ee ka howl gala gobolka Qoraxay oo isaga kala yimid Haar-cad,Shilaabo iyo Qabridaharre  kuna sugnaa Ceel Ogaadeen ayay ciidamada geesiyiinta ah ee xoreynta Ogadenya fadhigooda ku weerareen,waxaana halkaas lagu gaadhsiiyey ciidamada cadowga khasaare balaadhan oo aan weli faahfaahin rasmi ah laga haynin.

Xigasho: Ogaden online

Posted by halgan at 17:00:17 | Permalink | No Comments »

Saturday, August 22, 2009

Qunsulkii Wayaanaha ee London oo la la’yahay meel uu jaan iyo cidhib dhigey, iyo Dhagar qabayaashii oo Safaarada ku dhex go’doonsan

Ogaden Online: War naga soo gaadhey Magaalada London ee cariga Ingiriiska ayaa sheegaya in la la’yahay meel uu jaan iyo cidhib dhigey Qunsulkii Wayaanaha u fadhiyey Magaalada London. Ninkan oo lagu  magacaabo Caydaruus M Baaruud ayaa ka soo jeeda Soomaalida Ogadeniya, wuxuuna Safaarada u qaabilsanaa arimaha Jaaliyada Ogadeniya. Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in uu goostey oo uu galay wadanka Denmark, balse ilaa hada cid cadeyn karta ma jirto xaalada uu ku suganyahay iyo meesha uu joogo.

Dhinaca kale, Dhagar qabayaashii dhiiga shacabka Ogadeniya ku dhaashadey ayaa ku go’doonsan Safaarada Wayaanah ee Magaalada London, iyaga oo sidii ay gegida diyaaradaha uga soo degeen aanan albaabka ka bixin. Inkasta oo shabakadaha afkooda ku hadlaa ay ku faaninayaaniyagu in ay booqdeen Idaacada BBC-da qaybteeda Afka Soomaaliga ku baxda.
 
Sikastaba ha ahaatee waxaa si adag dacwado kadhan ah danbiilayaasha kuwada shacbiga Somalida Ogadenia ee ku dhaqan Uk, shacabkaas oo ay Dhagar qabayaashu dadkoodii laayeen ama dhibaateeyeen. Dacwadahan ayaa waxaa ka qayb qaadanaya qareeno ajnabi ah, ujeedada ugu muhiimsana waxay tahay in Dhagar qabayaasha magacyadooda iyo sawiradooda loo gudbiyo Interpol.

Wararka ka kale ee la xidhiiha Jaaliyada Ogaden ee London, UK ayaa sheegaya in Jaaliyadu heshay warqadii uu fasaxeysay in ay beri ku banaanbixi karaan Safaarada Wayaanaha ee London, UK. Sida warku sheegayo Jaaliyada ayaa  loo diyaariyey gaadiid aad u badan si loogu soo daabuulo.

Wariyaheena Magaalada London Halgan Guuleed ayaa sheegaya in sida ay u sheegeen qaban qaabiyayaasha banaanbaxu in Jaaliyadu diyaar u yihiin in goob kasta oo Dhagar qabayaashu isku dayaan in ay ku dhuuntan ay kaga daba galayaan.

Lasoco qaybaha danbe

Posted by halgan at 16:39:40 | Permalink | Comments Off

Saturday, August 8, 2009

Tons of Imperial Fun: Hellfire Hillary Pours Oil on Somalia’s Fire

 

Written by Chris Floyd Friday, 07 August 2009 21:55

There is apparently no path blazed by George W. Bush that Barack Obama will not eagerly follow. Surges, assassinations, indefinite detention, defense of torture, senseless wars and rampant militarism — in just a few short months, we’ve seen it all.

To this dismaying record of complicity and continuity, we can add an increasing direct involvement in the horrific, hydra-headed conflict in Somalia, whose latest round of fiery hell was instigated by the American-backed invasion of Somalia by Ethiopia in late 2006. Under Bush, U.S. forces were deeply and directly enmeshed in the murderous action, dropping bombs on fleeing refugees, “renditioning” other refugees to the tender mercies of Ethiopia’s notorious prisons, and even sending in death squads to clean up after missile strikes and bombings. (For background, see ”

Silent Surge: Bipartisan Terror War Intensifies in Somalia.“)

The result of that intervention has been the deaths of thousands of innocent people, the displacement and ruination of hundreds of thousands, and the creation of what many experts call the most dire humanitarian crisis in the world today. It has also resulted in the empowerment of violent sectarian groups and criminal gangs, who have stepped forth to fill the gaps of the fledgling state that the American-Ethiopian “regime change” operation destroyed.

So what do we see from the administration of “hope and change”? We see — wait for it — a new “surge” of direct American involvement in the war, with Obama’s most ferocious war hawk — sorry, his top diplomat — Hillary “The Obliterator” Clinton leading the charge. As Jason Ditz at Antiwar.com reports, Clinton has pledged to double the recently announced supply of American weapons to Somalia’s “transitional government” — a weak reed cobbled together by Western interests from various CIA-paid warlords and other factions, and now headed, ironically, by the former leader of the aforementioned fledgling state overthrown by Washington. (Yes, it is hard to tell the players without a scorecard — or even with one. But if you follow the weapons and the money, you can usually tell who is temporarily on which side at any given moment.)

Clinton, bellicose as ever, accompanied the shipment of 80 tons of death-dealing hardware with a heavy dose of the wild fearmongering rhetoric we’ve come to know so well in this New American Century. As AP reports, she declared that the radical faction al-Shabab, now leading the insurgency against the transitional government, has only one goal in mind: bring in al Qaeda and destabilizing the whole entire world.

Yes, dear hearts, once again the survival of the planet — not to mention the sacred American way of life — is under imminent threat from a gang of evil maniacs; a threat requiring the urgent enrichment of the U.S. arms industry — sorry, I mean the urgent intervention of American know-how. For as the history of American foreign policy in the last 60 years has clearly shown us, there has never been an internal conflict in any country of the world that was not actually, deep down, a direct threat to all the sweet American babies sleeping in their cribs.

The interim Somali president, Sheik Sharif Sheik Ahmed — an Islamist who only a few years ago was considered by Washington as, well, an evil maniac in league with al Qaeda — agreed with Clinton, saying that al-Shabab aims to “make Somalia a ground to destabilize the whole world.” This would be the same al-Shabab that Ahmed has spent most of his presidency trying to negotiate a power-sharing agreement with. (Where’s that scorecard again?)

As usual, the AP story buries some of the most blazing, salient facts way down in the uncritical regurgitation of official rhetoric. But credit where it’s due, the story does finally note that the new American assistance is not confined to stuff that can kill more Somalis; it also includes - wait for it again — U.S. military “advisors” to help “train” the forces of the ever-collapsing transitional government.

Clinton also shook a sword at neighboring Eritrea, accusing it of supporting al-Shabab and “interfering” in Somalia’s internal affairs. This, while she was announcing the delivery of 80 tons of American weapons to be poured into Somalia’s internal affairs. This line is of course just an echo of the continual Bush-Obama warnings against “foreigners” interfering in Iraq. The gall of these gilded poltroons — denouncing foreign interference while standing on mountains of corpses produced by the endless American “interference” in other countries — is truly sublime. Clinton said that if Eritrea doesn’t start toeing the imperial line, “we intend to take actions.” (All you future Gold Star mothers and war widows out there better get out your atlases: your loved ones could soon be dying in yet another part of the world you never heard of.)

What will be the effect of this new “humanitarian intervention” of weapons and advisers? Same as it ever was: more death, more ruin, more suffering, more extremism, more hatred, more sorrow — and more money for the war profiteers. That is the point, isn’t it

Posted by halgan at 15:33:22 | Permalink | Comments Off

Wednesday, August 5, 2009

Toronto Sun:Calls to stop aid to Ethiopia after Canadian jailed for life

By JIM BRONSKILL, THE CANADIAN PRESS
 
Last Updated: 4th August 2009, 5:14am
 
OTTAWA — Supporters of a Canadian sentenced to life behind bars in
Ethiopia want the Harper government to suspend aid to the African
country over what they consider a politically motivated sham.
 
The Ethiopian High Court ordered Bashir Makhtal, 40, to spend life in
prison yesterday, after convicting him last week of terrorism-related
charges.
 
Lorne Waldman, Makhtal’s Toronto lawyer, has denounced the legal
proceedings as a “kangaroo court” that ignored important evidence.
 
He wants the federal government to pressure Ethiopia by cutting off all
development aid short of humanitarian assistance.
 
The court found him guilty of membership in the political and military
central committees of the separatist Ogaden National Liberation Front;
working to co-ordinate attacks against the Ethiopian army, and working
with the Eritrean government in recruiting and training insurgents.
 
He could have received the death penalty.
 
The Ethiopian-born Makhtal, who settled in Canada as a refugee in 1991
and later moved to Kenya, says he’s innocent. He is appealing the
conviction.
 
In a statement, Foreign Affairs Minister Lawrence Cannon said the
government is “extremely disappointed” by the sentence.
 
Catherine Loubier, a spokesman for Cannon, said government efforts would
focus on the continuing court proceedings — not suspending development
dollars.
 
http://www.torontosun.com/news/canada/2009/08/04/10353946-sun.html

Posted by halgan at 18:28:08 | Permalink | No Comments »

Canada pressured to cut foreign aid to Ethiopia

 

By David Ljunggren

OTTAWA, Aug 4 (Reuters) - Canada’s government should consider curbing
foreign aid to Ethiopia to express its unhappiness over the case of a
Canadian jailed for life in the African country, a lawyer for the man said
on Tuesday.

An Ethiopian court jailed Bashir Makhtal on Monday after he was convicted of
membership in a rebel group fighting for independence for an ethnically
Somali part of the country.

Lorne Waldman, Makhtal’s Canadian lawyer, said the charges were baseless and
he called on Ottawa to look at its aid to Ethiopia. In 2006-07, the latest
period for which figures were available, the assistance totaled C$83 million
($77 million).

“We have a lot of leverage because we provide a very generous aid package to
Ethiopia,” Waldman told the Canadian Broadcasting Corp.

“I believe we have the power to influence whatever happens to Bashir Makhtal
and we’re hopeful the Canadian government will be very forceful in its
approaches to the Ethiopians over the next few days,” he said.

Makhtal’s relatives in Canada, speaking after the sentence was handed down,
also called on Ottawa to freeze foreign aid.

Canadian officials did not directly address the possibility of ending aid,
saying they were waiting to see what happened with an appeal promised by
Makhtal’s Ethiopian lawyer.

“This is a hypothetical question linked to the success or failure of the
appeal process. We continue to monitor the case closely,” said Catherine
Loubier, chief spokesman for Foreign Affairs Minister Lawrence Cannon.

“(We) will continue to explore all options for supporting Bashir Makhtal …
any aid decisions are made according to several criteria, with an aim at
helping those in need.”

Waldman said he did not expect the appeal to succeed. Cannon said on Monday
that Canada was “extremely disappointed” by the life sentence.

Makhtal, who was born in Ethiopia but became a Canadian citizen in 1994, was
found guilty last week on three charges related to membership of the Ogaden
National Liberation Front (ONLF). His grandfather was a founder of the
group.

The Ogaden Human Rights Committee (OHRC), which calls itself independent,
said Bashir was not a member of the ONLF and not involved in politics.

“On the basis of available information about his case, the OHRC believes
that there was not credible evidence for his conviction,” the group said in
a statement. “His trial was a travesty. (He is) a victim of a political
vendetta.”

Ethiopia says the ONLF — which wants independence for the eastern Ogaden
region — is a terrorist group supported by rival Eritrea. The ONLF accuses
the Ethiopian military of routinely killing civilians and burning villages.

Foreign oil and gas companies think Ogaden’s huge deserts might be rich in
mineral deposits. The ONLF has warned foreign companies their workers will
be attacked if they attempt exploration in the region.

 

Posted by halgan at 18:24:23 | Permalink | No Comments »

Friday, July 17, 2009

Wasiru- dowlaha Isgaarsiinta Woyaanha oo Fakadey.

Addis Ababa- Ermiyas Legesse oo ahaa wasiru dowlaha Isgaarsiinta Taliska Meles Zanawi oo boqasho ku joogey wadanka Mareeykanak ayaa lagu soo waramayaa in weeydiistey magangelyo siyaasadeed wadanka Mareeyka.

War ay faafiyeen wakaalada wararka Sudan ee Sudan Tribune iyo Wakaalada wararka ee Faransiiska AFP waxa ay ku soo waramayaan in Ermiyaas Legesse u direy e-mail saaxibadiis jooga magaalada Addis-Ababa unna ogeeysiiyey in uusan ku soolaban doonin Etoobiya  kana goostey Taliska . Mr. Leggese waxaa uu cadeeyeye in ay ku agagtahay in uu la shaqeeynta taliska jahwareersan ee Woyaanaha isaga oo yiri ” weey igu adagtahay in aan guto waajibaakeeyka koox iyagu madax iskula jirta dhexdoda”.

Sida aan la sococono waxaa taliska jahwareersan ee Meles Zanawi horey ugu fakadey Diblomasiiyiin iyo madax sare oo ka tirsanaa dowlad ku sheega Etoobiya.

Posted by halgan at 15:46:44 | Permalink | No Comments »

Tuesday, July 14, 2009

Bakhtiga Wayaanaha oo sii kordhay

Dagaladii oo sii xoogaystay iyo ciidamada Xoreynta Ogadenya oo balaadhiyey howlagadoda.

Barnaamijkii Radio Xoriyo

13 July 2009.

Dagaladii oo sii xoogaystay iyo ciidamada Xoreynta Ogadenya oo balaadhiyey howlagadoda.

Kamaandoosta ciidanka jwxo oo hawgal qorshaysan ka fuliyey gudaha magaalada Shibaalo.

Firxadkii ciidanka gumaysiga iyo Dabaqoodhiga oo iyagoo wareersan dharna qabi soo gaadhay maagaalooyinka ogadenya qaarkood.

Ciidamada gumaysiga Itoobiya oo waxyeelooyin baahsan iyo kufsi u gaystay dad rayid ah.

Ururka dhalinyarada Ogadenya faraca wadanka Finland oo maamul cusub yeeshay.

Barnaamijkii Aragtida Halgamaaga

Gabay Cusub oo uu Abwaan Axmed Sheekh Cali (Heelaale) ka tiriyey dagaaladan cusub.

 

Ciidamada qalabka sida ee xoreynta ogadenya ayaa iyagoo ka jawaabaya joogitaanka ciidanka gumaysiga ee sida doolka ah ku jooga ciida ogadenya iyo gabood falada cadowga Itoobiya u gaysanayo shacabka ayay weerar aan kala joogsi lahayn ku qaadeen fadhiisimada ciidanka Woyaanaha, halkaas oo dhaawac aan ka soo kabasho lahayn naf iyo qalaba loogu gaystay.

02-07-09 Tuulada Laas-Galool oo katirsan degmada Garasleey ee gobolka Nogob dagaal ku dhex maray ciidanka qalabka sida ee jwxo iyo ciidamada gumaysiga itoobiya ayaa ciidanka wayaanaha lagaga dilay 18 askari waxaana lagaga dhaawacay 10 kale oo qaar kamid ah dhaawacoodu uu aad u liito.

03-07-09 Degmada Iimayda Bari

oo ka tirsan gobolka Shabeelle dagaal ka dhacay waxaa ciidanka gumaysiga lagaga dilay 6 askari waxaana loo gaystay dhaawac fara badan oo aan tiro rasmi ah weli laga helinCiidamada qalabka sida ee xoreynta Ogadenya ayaa weerar mir ah ku qaaday 05-07-09 xerada ciidanka gumayisga ee magaalada Abaaqoroow ee gobolka Shabeelle waxaana halkaas loogu gaystay khasaar badan oo dhimasho ah iyo 2 askari oo laga dhaawacay.

05-07-09 Deegaanka Malko Dhabar oo ka tirsan Gudhis dagaal kulul oo ka dhacay waxaa ciidamada wayaanaha lagaga dilay 7

askari waxaana lagaga dhaawacay11 kale. oo katirsan gobolka Nogob dagaal ka dhacay waxaa ciidamada saamalaluudka ah lagaga dilay 3 askari 2 kalena waa laga dhaawacay .07-07-09 Galagaabow oo ka tirsan gobolka

Nogob weerar gaadmo ah oo ciidanka wadaniga xoreynta ogadenya ku qaadeen ciidan gumaysi oo halkaas ku sugnaa ayay kaga dileen 3 askari waxayna kaga dhaawaceen4 kale Dagaaladii dhacay biloowgii bishan ee kahsaaraha ba,an loogu gaystay ciidamada gumaysiga itoobiya iyo maleeshiyaadka

dabaqoodhiga ah ayaa waxaa si is daba joog ah iskaga soo daba dhacaya khasaaraha oo intii hore kasii batay,qaar badan oo kamid ah ciidamada gumaysiga iyo maleshiyaadka dabaqoodhiga ah oo duurka ku firxaday ayaa si teel teel ah usoo galaya magaalooyinka ogadenya iyagoo aan wadanin wax hub iyo dhar toona qara kamid ah magaalooyinkii ay soo galeen iyagoo wareersan oo aan la xidhiidhnay ayaa naloo sheegay in xataa aysan dhimir ahana caadi ahayn.

Ciidamada gumaysiga Itoobiya oo waxyeelooyin baahsan iyo kufsi u gaystay dad rayid ah.

Siyaasadda taliska Addis Ababa ee ku dhisan cududda ciidanka ayaa bilowgii sanadan kordhisay xasuuqii iyo dhacii shacabka aan wax galabsan ee Ogadenya. Waxaana dagaal dambiyeedka iyo gumaadadka shacab ugu wacan aar goosi iyo guul darada uu CWXO ku gaadhsiiyo goobta dagaalka.

26-06-09 Meesha la yidhaahdo Qabaalaleey oo ka tirsan gobolka Shabeele waxay ciidamada gumaysigu xabsiga magaalada Godey u taxaabeen jidh-dil ba,an iyo kufsina ugu gaysteen:

1-Dhuumaal Sahal Cabdi oo ay xabsi iyo jidh-dil isugu dareen qori ka qaateen.

2-Yaroow Xuseen Kaad oo ay xabsi iyo jidh-dil isugu dareen

3-Ibrahim Cabdullaahi oo ay xabsi iyo jidh-dil isugu dareen

4-Cabdi Muxumed oo ay xabsi iyo jidh-dil isugu dareen

5-Faadumo Sahal oo ay xabsi,jidh-dil iyo kufsi isugu dareen lug iyo gacana ka jabiyeen

6-Abshiro Xassan oo ay xabsi,jidh-dil iyo kufsi isugu dareen

7-Haybis Axmed Maydal oo ay xabsi,jidh-dil iyo kufsi isugu dareen

07-07-09 Deegaanka Biayso oo ka tirsan Degmada Fiiq ee gobolka Nogob waxay ciidamada gumaysigu xabsi iyo jidh-dil isugu dareen: Gaboobe Axmed Khaliif

Degmada Dannood ee gobolka Jarar waxay ciidamada gumaysiga Itoobiya ku xidheen 03-07-09 Ibrahim Maxamed.

04-07-09 Garoonka oo ka tirsan Qoriile waxaa lagu xidhxidhay :

1-Faadumo Cabdi Cawil

2- Ifraax Sheekh Cabdiraxmaan

Awbakaji oo ku taala galbeedka Fiiq waxay ciidamada gumaysigu xidhig iyo dhac isugu dareen:

1-Daahir Muxumed Ismaaciil oo ka dhaceen 7 neef oo adhi ah kadibna xabsiga u dhaadhiciyeen.

2-Cabdullaahi Muxumed oo ka dhaceen 10 neef oo adhi ah kadibna xabsiga u dhaadhiciyeen.

3-Aw-Muuse Aw-Aaden oo ka dhaceen 3 neef oo adhi ah kadibna xabsiga u dhaadhiciyeen.

07-07-09 Magaalada Gabogabo duleedkeeda waxay ka qabteen ciidamada gumaysigu kadibna xabsiga u dhaadhicyeen Qorane Kaamil Muxumed.

Isla 07-07-09 Waxay ciidamada cabudhintu ku xidheen Bubaale Kaad Dhagaqool oo markii dambana laga waayey xabsiga ilaa iyo hadana aan la ogayn meel uu ku sugan yahay.

Ururka dhalinyarada Ogadenya ee qaarada yurub faraciisa wadanka

Finland ayaa isugu yimid shir lagu badalayaymaalmulkii hore oo xiligiisii dhamaaday laguna dooranayay maamul cusub oo hogaamiya faraca Finland,shirkaas oo ka dhacay caasimada Finland magaalada Helsink ayaa waxaa kasoo qayb galay xubno ka socday jaaliyada ogadenya ee wadanka Finland oo ay horkacayeen gudoomiyaha jaaliyada Mudane Cabdirashiid Colaad iyo ku xigeenkiisa Marwo Amino jwxo

Waxaa kaloo martiqaadka jaaliyada lagu casuumay kasoo qaybgalka shirka ku weheliyey xubnaha kala ah:
1. Axmed jamaal
2. Xasan Kamal
3. iyo Cabdullahi Cabdi-shukri

Gudoomiyihii ururka dhalinyarada faraca Finland ee hada xilka kadagay mudane C/khaddar ayaa warbixin kooban ka bixiyey waxyaabihii uu ururku ku talaabsaday dhanka hurumarinta iyo gaabiskaba mudadii uu hogaanka uhayay,waxaa kaloo madasha shirka si gooni gooni ah uga hadlay maamulka jaaliyadda oo dhalinyarada talooyin u soo gudbiyay.

Warbixinadaas iyo talooyinkaa kadib ayaa la guda galay sidii loo dooran lahaa maamulka cusub ee howsha la wareegaya waxaana si aqlabiyad ah laiskugu raacay inay hogaamiyaan ururka dhaliyarada faraciisa Finland Xubno ka kooban 6 dhalinyaro ah oo isuigu jira gabdho iyo wiilal oo uu horkacayo Shaafi Maxamuud Macalin oo loo doortay Gudoomiyaha ururkaas dhalinayaro.

Qaar badan oo kamid ah dhalinyaradii shirkaas kasoo qayb gashay ahaana xubno aan dhaarsanayn ayaa madasha shirka lagu dhaariyey waxayna dhalinyaradu codsadeen in loo qabto siminaaro lagu barayo taariikhda halgankooda iyo dhulkoodaba.

Radio Xoriyo

13 July 2009

Cabdinuur Sh. Maxamed

Radioxorio@radioxoriyo.com
Raadioxoriyo@yahoo.com

Radio Xoriyo waxaad ka dhegaysan kartaa Mawjadaha 16 MB iyo 19 MB, iyo internetka

 

Radioxoriyo.com,Ogaden.com Habeenada Talaadada & Sabtida 20:00PM – 20:30 waqtiga

(Maxaa Saldhig u ah guulaha ONLF) Dagaladii oo sii xoogaystay iyo ciidamada Xoreynta Ogadenya oo balaadhiyey howlagadoda.

Posted by halgan at 18:43:17 | Permalink | No Comments »